Turkiga oo qaaday talaabo ka dhan ah Ruushka ka dib culeys kaga yimid Mareykanka

Turkiga ayaa xiray xiriirkii iyo wada shaqeyntii uu la lahaa bankiyada Moscow, iyada oo la xaqiijiyey in saddexda banki ee ugu dambeysa ee weli aqbala kaararka lacagta ee Mir ee Ruushka ay joojinayaan kadib cadaadis ka yimid Mareykanka Mir waa adeeg Ruushka u sameeyey inuu beddel u noqdo adeegyada Visa iyo Mastercard ee caalamiga ah. … Continue reading Turkiga oo qaaday talaabo ka dhan ah Ruushka ka dib culeys kaga yimid Mareykanka